Qoyska Marxuumad Almaas Elman oo War ka soo saaray geerideeda (Akhriso)

Ilwaad Elman oo ku hadlaysay afka qoyska reer Elman iyo kan Sayga Almas ayaa soo saaray War qoraal ah oo ay dadka uga dalbadanayaan in ay joojiyaan mala awaalka oo ay ka warsugaan natiijada kama danbaysta ah ee ka soo baxa baaritaanka dilka Almaas Elman. Waxaa kale oo ay qoraalkeeda ku sheegtay in ay doonayaan … Continue reading Qoyska Marxuumad Almaas Elman oo War ka soo saaray geerideeda (Akhriso)